|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Webmaster
Madaxa Webka C/nuur Cabdiraxman"indhos" |
|
|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Amisha
Patel Atariishaan Wali Guur arag iyadoo ka mid ah Atariishooyinka
ugu caansan Dalka India click
her |
|
|
|
| |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dadka
soomaaliyeed oo marba marka kadambeeysa usii baraka cayo goobo cusub
xaalada dalka kajira awgeed |
|
|
|
| ciyaarahii caalamka
oo goor dhaw ka furmay garoomada caalamka |
|
|
|
|
|
|
|
|
| waxaa
marba marka kadambeeysa sii xumaanaya amaan darida dalkeena kajirto
anigoo cidna u eedeeyneyn hadane waxaa dhihi karaa dhibaatada dalka
kajirto waxaa usabab leh dad yowga soomaaliyeed taasina waa mid
sax san waayo waxaa layiri wadajir ayaa wax lagu qabsadaa waxaa
arkeeysaa famil guri kuwada nool misana kala fikir duwan waxaas
ayaa ka koow ah waxaabaha dalka marba marka kadam beeya sii bur
buriya dalkeen una dagi la yahay waxaan kamid ahay dhalinta soomaaliyeed
oo intaas dalka kunoolaa kuna soo sabraaye wax kasto dalka kajira
ilaa hadana kusabra waan awoodaa in aan dalka katago balse markasta
waxaan niyadda ku qaboow sadaa in mar uun dalkeena nabad noqon doono
Alle waxaan kabaryeenaa in dalkeena nabad inooga dhigo waxaa kaloo
yaab leh kana mid ah wax yaabaha bur burka sababay waa diinti oo
laga tagay waxaad arkeeysaa dhalin badan oo qaan gaaro misana aan
salaada Alle kuleeyahay aanan dukaneeyn haba ugu badnaadeen haweenkeena
soomaaliyeed runti waa wax laga xumaado qof kuu dhaw misane aadan
kadhaadhicin karin in salaada eyka mid tahay shanta tiir islaamka
tan ugu horeeyso xitaa hadii aad wax usheegto waxbo hadne isma badalaayaan
Alloo nabad nasii ina soo hanuuni |
|
|
|
|
|